Skip to main content

musharax madaxweyne puntland cllaahi jaamac saalax oo gaaray muqdisho

Cllaahi jaamac saalax ,musharax madaxweyne puntland ,ayaa gaaray magaalada muqdisho ,halkaasi oo uu kula kulmay ,wasiirkabarimaha dibada somaliya ,axmed ciise cabdalle ,iyagoo ka wada hadkay arimo badan ,inkasto uu ahaa kulan aan albabadu u furnayn ,hadana waxa ay shegen inay ka wada hadlin arimo xasaasi ah .
Sida aan kasoo xiganay ,warbaahinata codka shacabka reedreeb.com

Comments

Popular posts from this blog

XOGO KU SAABSAN WADANKA ARGENTINA.

Argentina waa wadanka 8aad ee ugu dhulka weyn caalamka,iyo kan 2aad ee ugu bedka weyn qarada konfur amerika. Caasimada wadanku waa buenos aires. Luqadda looga hadlo waa spanish. Tirada dadku waa 41milyan.   Argentina 1860kii ayey ka xorowday gumaystihii spain,kaaso xiligaasi wixi ka horeyey gumaysan jiray. Argentina waxa ay xiriir diblamaasi la leedahay wadamo badan oo calamka ah ,mar laga reebo qaar arimo jira awgod. 1480kii,argentina waxaa ka istaagay imbaraa dooriyadii inka,oo uu hogaaminayey bashka yutak. Kaaso cagta mariyey qabiladi asalka digi jiray wadankasi. 1516kii ayuu gaaray qofki u horeyey ee yurubiyanki,spain iyo burtuqiska,ee baritaanka juqraafi ka waday qaradaasi. 1536dii ayaa la asasay ,casumada wadankas ee buenos aires. Intii u dhexeysey 1960kii ilaa 1980kii argentina waxay ku jirtay mugdi ,kadib afgembiyo meleteri oo ka dhacay,waxaa ugu xumaa afgembigii 1976dii oo uu hogaaminayey jen.kurkhi fidela,kaso dalka geliyey xaalad. 1982dii waxaa dagaal

guryaha ugu layaabka badan dunida.

Guryahan soo socda waxaa loo dhisay qaab ,lid ku ah kuwa aan dhisano. Guriga kabta ka samaysan Waa guri ka samaysan kab buud ah ,waxaana la dhisay sanadii 1948,waxa uu ku yaal mahgaalada maqlohesi. Gutiga farshaxanka Waa guri laga sameeyey farshaxan ,iyo alaabaha bada laga helo,waxana uu ku yaal dalka magsiko. Guriga kala gediska. Waa guri ka samaysan qaab gedisa ,qaybtiisi kore ayaa hoos jirta ,wuxuuna kuyaal dalka boland. Guriga geedka Waa guri laga sameeyey dhir la isku xiray ,waxana uu ku yaal dalka nebal. Guriga gaariga Waa guri ka samaysan gaari,waxaana dhisay nin si ay ugula noladan xaskisa iyo carueutisa Guriga diyaarada  Waa guri loo sameeyey qaab diyaarad duuli rabta,waana hotel habeenkii laguseexdo $2000 oo dolar Guriga kitaarka Waa guri ka samaysan kitaar iyo biyaano ,wuxuuna kuyaal dalkaasi shinaha. Guriga labada dhagax Waa guri kasamaysan laba dhagax oo waaweyn,waxana uu kuyaal dalkaasi talya

sawiro:qaabka ay u ekan donto lacagta somaliya looso daabicidoono

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shir jaraa’id oo uu maanta qabtay waxaa uu ku soo bandhigay Nashqada Lacagta cusub ee la qorsheynayo in la soo daabaco. Lacagtan cusub ayaa la qorsheynayaa in lagu bedelo lacagta Kunka shilling ee 20-kii sano ee la soo dhaafay la isticmaalay, waana nooc cusub. Wasiirka ayaa sheegay in lacagtan aan la daabacan karin, isla markaana waa lacag dahabi ah oo ay muuqaalo kala duwan ka muuqdaan. Lacagtan ayaa isugu jirta 10,000 iyo 5,000 waxaala sheegayaa inay jirto tirooyin kale oo ay yeelan doonto. Dowladdihii hore ayaa dhowr jeer isku dayay in lacago soo daabacdo, hase ahaatee waxaa jiray caqabado iyo shuruudo ku horgudbanaa oo ay ugu weyneyd barnaamijka Deyn cafinta.