Caasimada wadanku waa buenos aires.
Luqadda looga hadlo waa spanish.
Tirada dadku waa 41milyan.
Argentina 1860kii ayey ka xorowday gumaystihii spain,kaaso xiligaasi wixi ka horeyey gumaysan jiray.
Argentina waxa ay xiriir diblamaasi la leedahay wadamo badan oo calamka ah ,mar laga reebo qaar arimo jira awgod.
1480kii,argentina waxaa ka istaagay imbaraa dooriyadii inka,oo uu hogaaminayey bashka yutak.
Kaaso cagta mariyey qabiladi asalka digi jiray wadankasi.
1516kii ayuu gaaray qofki u horeyey ee yurubiyanki,spain iyo burtuqiska,ee baritaanka juqraafi ka waday qaradaasi.
1536dii ayaa la asasay ,casumada wadankas ee buenos aires.
Intii u dhexeysey 1960kii ilaa 1980kii argentina waxay ku jirtay mugdi ,kadib afgembiyo meleteri oo ka dhacay,waxaa ugu xumaa afgembigii 1976dii oo uu hogaaminayey jen.kurkhi fidela,kaso dalka geliyey xaalad.
1982dii waxaa dagaal ka dhex qarxay,argentina iyo ingiriska,iyagu isku haya jasiirado u dhow ,arhentina ,gacantana ay ku hayso ingiriisku.
Argantina ayaa xiligaasi dagaal qaday ayna ku qabsatay jasiradahaasi,balse ingiriiska ayaa isna soo rogaal celiyey dagaal uu kaga gulaystay ugalana waregay jasiradahaasi.
Xiligaasi ayuu fashilmay xukunkii melteri,wuuna dhacay.
1983dii ayey argentina gashay casri cusub ,waxana u bilaamay horumarka maanta ay gaartay.
Ciyaaraha .
Argentina waxa ay caanku tahay cayaaraha,marki ugu horeyey ee ay ciyaarto waxay ahayd 1893dii wuxuna viva ku biiray 1916,waxayna ciyaartay kobabka aduunka.
1901dii ayey ciyartay ciyar rasmi ah,waxayna 6-0 kaga badisay xulak urugway.
Kobabka adunka labo koba ayey haysata oo ay kala qaaday,1978 iyo 1986
Ciaryahanada caanka ah waxaa ee dalkaasi u dhashay waxaa ka mida ,maradona iyo messi.
Comments
Post a Comment