Mohamed wuxuu dhashay 1986 wuxuu ku dhashayBosaso.
waxbarashadiisi hoose/dhexe wuxuu ku qatay school ka shafi’I Bosaso halka waxbarashadiisi sare uu ka baxay schoolka xamdan scondry Bosaso .Mohamed isagoo waxbarashadiisisi wata wuxuu shahadadamamulka iyo maraynta ka qatay macadka professional school.
Mohamed wuxuu shahado shaybar ka ah ka qatay macadka OTTI,Wuxuu kaloo shahado mamulka iyo maraynta ah ka qatay jamacada PIDIM UNIVERSITY2004 _2007.
Mohamed wuxuu shaqo ganacsi ah ka bilabay suqii wayna ee bosaso isagoo ahaa hal abuure ganacsi oo khibrad iyo aqoon dherad ah u leh xirfada ganacsiga.
2008_2010 wuxuu Mohamed mamule ka noqday darasalam super market isla sanadadaa wuxuu mamule ka noqday hotel jubba bosaso sido kale wuxuu noqday bare ka mid ah barayasha iskoolada bosaso ku yala.
2011_2013 mohamed wuxuu cashiro ka ahaa shirkada wan ee hudda phone Bosaso.
2014_2018 mohamed wuxuu bilabay inuu yesho ganacsi isga ugaar ah oo uu hal abuurkisa lahaa isagoo shaqo abuur u sameeyay dhalinyaro ka shaqeeya ganacsigiisa.
Mohamed waa shaqsi ku can baxay hufnaan dacad nimo iyo amaano waa nin dhalin yaro ah oo leh hal abuur ganacsi iyo waayo aragnimo dhanka arimaha bulshada ah.
Mohamed wuxuu hatan utagan yahay xilka xildhibaanimo ee puntland 2019,Wana xil uu uqalmo inuu qabto waayo wuxuu dhira galin uyahay dhalinta somaliyeed gaar ahan puntland.
Hada nahay dhalinta reer puntland gaar ahaan reer bari waxaan ka codsanaynaa in odayasha taladu ka fusho in ay u dooran bulshada dhalinyaro sida Mohamed farah mire oo kale.
Fadland nabadoon ku caawi codkaga dhalinta waxtarka u leh horomarka puntland sida Mohamed farax oo kale
Waxaa diyaariyey =abdisalam bosaso .
Waxana idiinsoo gudbinaya,canjelka.blogspot.com
Comments
Post a Comment