Guryahan soo socda waxaa loo dhisay qaab ,lid ku ah kuwa aan dhisano.
Guriga kabta ka samaysan
Waa guri ka samaysan kab buud ah ,waxaana la dhisay sanadii 1948,waxa uu ku yaal mahgaalada maqlohesi.
Gutiga farshaxanka
Waa guri laga sameeyey farshaxan ,iyo alaabaha bada laga helo,waxana uu ku yaal dalka magsiko.
Guriga kala gediska.
Waa guri ka samaysan qaab gedisa ,qaybtiisi kore ayaa hoos jirta ,wuxuuna kuyaal dalka boland.
Guriga geedka
Waa guri laga sameeyey dhir la isku xiray ,waxana uu ku yaal dalka nebal.
Guriga gaariga
Waa guri ka samaysan gaari,waxaana dhisay nin si ay ugula noladan xaskisa iyo carueutisa
Guriga diyaarada
Waa guri loo sameeyey qaab diyaarad duuli rabta,waana hotel habeenkii laguseexdo $2000 oo dolar
Guriga kitaarka
Waa guri ka samaysan kitaar iyo biyaano ,wuxuuna kuyaal dalkaasi shinaha.
Guriga labada dhagax
Waa guri kasamaysan laba dhagax oo waaweyn,waxana uu kuyaal dalkaasi talyaaniga
Wixii comment ah halkan noogu reeba ,wixi dherad ahna noogusoo dir dhunkaalm123@gmail.com

Comments
Post a Comment