Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shir jaraa’id oo uu maanta qabtay waxaa uu ku soo bandhigay Nashqada Lacagta cusub ee la qorsheynayo in la soo daabaco. Lacagtan cusub ayaa la qorsheynayaa in lagu bedelo lacagta Kunka shilling ee 20-kii sano ee la soo dhaafay la isticmaalay, waana nooc cusub. Wasiirka ayaa sheegay in lacagtan aan la daabacan karin, isla markaana waa lacag dahabi ah oo ay muuqaalo kala duwan ka muuqdaan. Lacagtan ayaa isugu jirta 10,000 iyo 5,000 waxaala sheegayaa inay jirto tirooyin kale oo ay yeelan doonto. Dowladdihii hore ayaa dhowr jeer isku dayay in lacago soo daabacdo, hase ahaatee waxaa jiray caqabado iyo shuruudo ku horgudbanaa oo ay ugu weyneyd barnaamijka Deyn cafinta.
Tecno t340 (niicle) Mobilka tecno oo ay soosaartay shirkada mobilada ee wadankasi jayna laga leeyahay, Ayaa noqday mobilka ugu badan ee ay maanta isticmaasho somalida . Mobilkan oo ah mid aan lahayn khadka casriga ee manta la isticmalo ,hadana qofwalba waa uu wataa. Waxaa u badan dadka wayelka ah madama marka uu soo dhaco si fudud loo qaban karo. Dadka haysta meheradaha,dukanada iyo gobaha ganacsiga waxay u isticmalan acount lacagaha ugu dhacan ,madama si fudud lo egi karo massage ka xiligaasi so dhacay. Sidaso ay tahay hadana Dadka wata mobilada smart phoneka ah ,waa ay isticmalan ,mar an waydiyey qarkamida dadkasi aya ishegay inay u isticmalan kuhadalka ,madama smart phoneka ay u isticmalan khadka. Dadka qaar ayaa ii shegay xiliyada qarkod inay u qaatan suqa sida xiliga habenki ,madama qiimihiisu dhanyahay $10 dollar o keliya si meeshi laga qadilaha mobile joga $200 bedelkisa u geli lahaa kaasi . Mobilekaan oo noqday mid caan ka aha ,bulshada somaliyed dhexdeda ayaa m